Ticker

6/recent/ticker-posts

Foods 

 Cuntooyiinka caafiimaadka diila waa kuwaan waxaad ka qaadaysaa cuduro dag dag ah siida gaas kolstarool macaan dhiigar iyo kansar  iyo xanuuno badan oo aan halkan laguuso koobii kariin markaa waa inaad ka digtoonaataa Cuntooyiinka kimikaalka leh


8 ARIMOOD KU DADAAL  SII AAD UU ILAALISO BAD QABKA CAAFIMAADKAAGA XAQIIQA TAN 

1 hubii waxaad cuntay 

2 ha cuntayn adigoon u bahan 

3 iska ilaali daaco qudhuunka

4 hakuu badnaan hal cunto

5 cunto kastoo hubii saliida lagudaray

6 iska jiir Cuntooyiinka laysku daray

7 ha seexan adiigoo hadda cunteeyay

8 Cuntooyiinka midhalayda layiidhaa badso 

Publicar un comentario

0 Comentarios