Ticker

6/recent/ticker-posts

Good for health

Foods




Cayiilka waxaa kaa riidii karaa cuntooyiinka 
Fudud ee dabiiciiga ah oo aad joog taysoo
Waxay kaa ilaalin doontaa caliil aan ku fiicnayn

Subax walba waa inaad cuntaa caleenta cagaaran 
Ama liin dhanaan taasii oo ay weyn ka qaadan doonta baabiinta xaydhaa  keenaysa cayiilka 

Waa inaad joogtaysaa cuntooyiinka caafimaadka leh ee ay naftaadu rabto mar walba sii aad uu heesho jiidh caafimaad qaba haddiiyo jeer

Tanii waa mid muhiim uu ah qof kasta oo raba inuu ilaaliyo caafimaadkiisa iska ilaali cuntooyiinka kimicalka ah ee aan dabiiciga ahayn



Publicar un comentario

0 Comentarios