Ticker

6/recent/ticker-posts

GOOD healths

Foods 

 Kuu dadaal cuntooyiinka caafimaadka uu roon siiba dadka qaba cudurada sunkarta iyo dhiig karka waxaa uu fiican inay ogaadan siida ay uun maarayn karaan caafimaadkooda ee uugu macquul san,

Cuntooyiinka cagaaran waa muhiim in la qaato sii aan uula tacaalo caafimaadkeena waayo waxay inagaa caawiiyaan inuu dhiibshiidku sii fiican uuga shaqayn karo taasii oo markaaba gaadhii doonta jiidhka

Waxaa lamaa maar maan ah inaad ilaaliso caafimaadka sii aad uuga bad baado canuuno badan siidaa laajigeed ku dadaal inaad cuntooyiinkan aad is ticmaashaan


Gaar ahaan subaxddii waa xiiliga uugu fiican aad cunii karto khudaar badan waxaad uu baahan doontaa cabiitaan siida biyo oo kale taasiina waa astaamaha fiitamiinka soo biiraya

Publicar un comentario

0 Comentarios