Foods |
Mad tahay mid isticmaala dawooyiinka kiimii kaal ka ah siida protein ka,maanta lagaa bilaabo uuma baahniid daawo kimikaal ah ee waxaan ku baranaynaa daawo kale oo ka fiican taasii oo aan kaa daba imanayn caafimaad ahaana muhiim ah
BEEDKU WAA VITAMINS IYO PROTEIN DABIICI AH
markaa doonayso inaad jiidhkaaga dhiisto waa inaad uu martaa jiidh aqooneed sii aad uu kobciiso murqahaaga taasii ayaa kaa dhiigaysa qof aad uu qurxiinkara jiidhkiisa haddaba waxaad uu baahan tahay inaad cunto cuntooyiinka caafimaadka leh
WADNAHA AYAA KOWKA AH INAAD AWOOD UU YEESHO
awooda wadnaha waxay kaaga baahan tahay inaad isticmaasho beedka sii aad uu heesho awooda wadnahaaga oo ah awood caafimaad qabta sii aad uu sii waddii karta shaqadda aad hayso sii aad uuga midha dhaliiso guulahaaga run ahaantii
SOONBOOBKA AYAA MUHIIM AH INAAD OO GAATO BADQABKIISA
soonboobka waa awood biiriyahaa hawdda aad qaadanayso sii uu u shaqeeyo wadnahgaagu waa inuu haystaa soonboob caafimaad qaba markaa ayuu heelii karaa ogsajiin ku fiilaan waxaa uu dareemi doonaa fir fircooni mar walba
DHIIGA CAS WAA UU MUHIIM DHAMAAN JIDHKAAGA
dhiiga Cas waxaa biiriyaa caleenta cagaaran iyo beedka oo lajoogteeyo dhiigan waa dhiiga ay ka shiidaal qaadato naftaadu waa waxakaliiyee ay ku socdaan noolohuu markaa waa inaad ilaaliso markasta sii aanuu kaaga dhamaanin
BARUURTA WAA CANUUN WAA INAAD KA TAXADIIRTAA
baruurtu waa xanuun waa inaad ka digtoonaato maxay tahay siida aad uuga diigtoonaato waa inaad sports samayso subaxdii beedka markaad isticmaalayso waxaad awood uu yeelan kartaa inaad fir fircooni yeelato maaliin walba waxay kuu fudaydiinayso inaad caafimaad dareento
DHUUXA AYAY DHIISTAA BEEDKU MARKA AAD SII MAALINLE AH AAD UU CUNTO
dhuuxa waa waxa kaliiyee adkeeya lafahaa noolaha gaar ahaan dadka waa inay liiqaan beedka qaydhiin narkaa wuuka fiican yahay marka la kariiyo awooddiisu waa markuu qaydhiin yahay waa daawo dhamaan caafimaadka oodhan ayay uu tahay haldoor waxay uu dhiigantaa halkiiloo oo hiiliiba siidaa laajigeed waa inoo muhiim inaad ilaalino caafimaadka nafteena,
MAALIIN WALIBA WAA INAAD KA WAR HAYSAA CAAFIMAADKAAGA
daryeelka caafimaadka waa inoo muhiim sii kastaba ha ahaatee waa inaad tahay qof caafimaad qaba sii aad uu ilaaliso noloshaada markaa ayay tahay inaad qurxoonaato caafimaad haddii aanu jiiriin quruxiina ma imanayso markaa maxay tahay jawaabtu,beedku waa caafimaadka koobaad ee aadamaha siidaa laajigeed waa shay aan kula talinaayo meelkastoo aad ku sugan tahay
0 Comentarios