Ticker

6/recent/ticker-posts

A GOOD HEALTH

Food  health 

 Daraasadadu waxay ka hadlaysaa Daryeelka caruurta haddaba muxuuyahay Daryeelka caruurta  kow waa inaad ilaaliso ama dhawrto meesha uu seexdo labaa waa inaad ilaaliso cuntooyiinka  uu cunaayo iyo meesha uu ku ciyaarayo intaa markaa laga soo guudba waa inaad ilaaliso nadaafada jidhkiisa siidaa ayuu uugu buuxa Daryeelka ilmaha

Cuntooyiinka waxaa uu fiican caruurta boorshka iyo sharaabka culuus ee lashiido waxaad siinaysaa yaahuurka haddii  aad yaahuur uu waydo waxaad siinaysaa muus aad shiido ama bartiikh waxay kamiid yihiin waxaa uu u baahan yahay  ilmuhuu  waa inaad isku taxaluujiso koriinka ilmaha looma baahna inaad iska ilowdo maxaa yeelay waa guul daro taasi

Markuu aad uu yar yahay naaska ayaa uu caafimaad badan waxaana la nuujiin karaa ilaa uu gaadhaayo laba sano naasku waa caafimaad waana fiito miina qaali uu ah ilmaha yar wuxuu uu korii sii aad uu qurxoon  waana lagaa dareemi  doonaa  Daryeelka  caafimaad  ee koorkiisa ka muuqda

Caruurta  waxaa laadoonayaa inaad aad uu dhawrtaan maskaxdooda iyo jiidhkoodaba waayo waa guushaada bariitoole markuu gaadho heer wax fahmii karaa sii dagan uugu sheeg wixii sax ah iyo wixii khalad ah dagaal iyo handadaad hakuu bariin sax iyo khalad ee waxaad ku bartaa sii dagan 

Caruurtu markay yar yar yihiin waa siida reediyowga oo kale waxay maqlaan wayduubaan kaasiina waxaa kuu fiican inaad ka ilaalisaan goobta ay joogaan ha ahaato meel dhawaqa baxayaa uu yahay meel aan khalad lahayn waayo maanta haddii uu kusoo bar baaro meel xun maskaxdiisa waxay haysaa uun wixii ay duubtay 

Waxaa Kale uu muhiim ah inaad aad uuga dhawrtaan baahiida  taasii oo khatar ku ah qaab nololeedka ilmaha yar siidaa laajigeed lama doonaayo inuu gaajo dareemo haddii aad Daryeelkiisa aad awoodii waydo siidii aad doonaysay kuuma noqon doono waayo isaguu markuu heer gaadho ayuu adna wax kuu qaban karaa

Daryeelka caafimaad ee caruurtu waa Daryeelka uugu wanaagsan ee binu aadem sameeyo  waayo waxaa loo daalayaa waa awlaad waliiba wan wanaagsan  qofna ma doonaayo awlaad xun inuu ku tabcoo ee qof waliba wuxuu rabaa inuu dhaloo caruur fiican  oo baarii uu noqotaa maalinkuu gaboobo

Caruurtu waa quruxdii qoyska  ama deegaanka siidaa darteed waa inaaad sii dagan uu koriisaan sii ay deegaanka wax fiican uuga dhiigaan waxaad ku shuubto ayuun baad ka maali doontaa caruurta buud laguuma bar baariyo  awlaada ee waxaa sax ah inaad sii tartiib ah maskaxdiisa uu qaadankarto 

Daraasadada caafimaadku waxay kuu sheegaysaa inay waadha fiican daawo tahay oo ay maskaxdiisa ku dhiibcayso markaa aad wax uu diraysa dajii oo uu sheeg inuu yahay masuul wax waliba maarayn kara isku day inaad uu dhiibto ariimoo uu baahan maarayn laakiin aanad markaa rabiin sii aad maskaxdiisa uu kobciiso  tijaabii waalid ayaad tahaye qofkanii waa Mustaqbalkaagii oo qof ah

Publicar un comentario

0 Comentarios