Ticker

6/recent/ticker-posts

A GOOD HEALTH


















What are the health benefits of caffeine? Caffeine is dangerous because medical studies recommend that it be avoided. Caffeine increases blood pressure, which is unnecessary because the blood pressure should be stable. If the blood pressure rises, what happens? his heart stops

Kaafeegu waa shay lacaabo oo kiiciiya kaasii oo wadnahaa xoog uu kiiciiya markaa ma fiicana inaad xanuun isku beerto wadna xanuun ayuu dhaliiyaa waa cabiitaan dhiiga uun taabta laasiim mahaa shay fiican uu laguula taliin karo waa inaad iska ilaaliisaa haddii aad  cabii jirtaynaa shaah ku badal

Caafimaad ahaan shaaha ayaa kafiican dhan walaba caba shaaha madaw kaasii ayaad kadariimi kartaa wixii kaafeega aad ka dareemi jiirtay hanaa badsan ee wax yar oo kuugu fiilan cab maaliintii isku day inaad iska ilaaliso ama aad xoog uu istiic maasho wax la Cabo oo aan sharaab ahayn

Caafimaad kaaga adiigaa ilaalin karaa markaa mahaa inaad beerataan xanuuno ee waa inaad beerataan jawii caafimaad waxaa haboon inaad ku dadaashaan nolol caafimaad qabtaa  mar walba daryeelka  caafimaad  oo aad uu fiican  waa lagama maarmaan inaad jawiiga badashaan

Cabiista rasiinka ah waa haliis caafimaad  markaa waa inaad ka taxadiirtaa arimahaa naftaada kaafeega waliiba rasiinka ah waxaa uu keenii karaa haliis caafimaad  taasii oo aan markale la xakamayn kariin dad badan ayaa cabiista kaafeega joogteeya maaliin walba  dadkaa waxay haliis uu yihiin wadno xanuun waa inay la xidhiidhaan dhakhaatiir

Qofka aan shaqayn kariin ilaa oo ay cabaan kaafeega dadkaa waxay uu baahan yihiin talooyiin caafimaad  taasii oo ay kafaa iidii doonaan qaabka ay uu maraaynayaan ariimaha caafimaad kooda waa inuu qofkaasii go aan qaataa sii uu uga bad baado haliista caafimaad ee kusoo wajahan

Dadka aadka uu waa weyn waxa kaliiyee uu roon inay cabaan sharaab khudaar ka samaysan ama biiyo cad kaasii oo iiyagaa uu fiican siidaa laajigeed lasiin maayo shaah iyo kaafee toonaa waxaa dhaama sharaab lasiiyo iyo biyo caad oo aan qaboobayn intaa ayaa qofka weyn uu roon

Kaafee waa doroog weyn dadka badnaaba way waada cabaan loomanaa aqoonsana taasii ee waxaa loo aqoon sanyahay shay kamiid ah shayada fiic fiican ee la caabo taasii oo ka dhiigtay shay fiican in lamoodo laakiin goor danbee ayay ogaadaan oo ay xanuuno qaadaan 

Kaafeega intaad cabayso waxaa kaaga fiican  inaad  caano cabto ama aad kharaab ridiiqto sii aad uu cabto iska joojii cabitaanka kaafeega maxaa kaaga iimaan kara haddii aad cabistaa iska joojiin wayda waad ku jiilcii doontaa oo waxaad noqon qof neerfee ah taasiina waa caqabaad weyn oo kusoo wajahaday

Siikastoo aad uu jeceshay kaafeega hadanaa waad iska iloobii kartaa naftaada waa shay aad adiigu maamuusho oo aad waxaad rabto uu adeegsan kartoo markaaba waxaad ku weeciin kartaa inaad ku beerto nolol kale oo faa iido caafimaad  iyo miid kale ba uu leh waana ariin ku haboon  inaad ku dhanto 

Publicar un comentario

0 Comentarios