Ticker

6/recent/ticker-posts

A GOOD HEALTH











Honey is the best food in terms of health, there is no medicine that can be prescribed because it is a rich substance of health substances that cannot be found, which is made of precious honey and has a good reputation in the world. Do not summarize

Malabkuu waa daawo noolahaa kaasii oo kaa caawiin karaa wax badan oo kaa dhiimaan caafiimaad kaagaa gaar ahaan haddii ay indhahaaguu gaabteen wuxuu kaa caawiin karaa inaad sii fiican wax uu arkii kartoo oo aan laguu hagii dooniin waxaa kale uu u fiican yahay caruurta markuu hargaab ku dhaco masaasada ayuun baad biyaha uugu daraysaa ilmahaasii wuu kuu caafimaadii doonaa 

Malabkuu maaha daawo rakhiis ah ee waa daawo qaalii ku ah dhaanka caafimaad  haddii aad helayso uuma baahniid daawooyiin kale oo aad isku daawayso waxaad ku daawayn naysaa maqaarka jiidhka iyo intaa kaleba waad caabii waad is mariin haddii ay tiintaaduu kaa daadanayso waad mariini habeenkii wuxuu uu yeelayaa awood iyo dhalaal ama qurux saa iid ah

Waxaa kaloo aad ku daawayn karaysaa jooniiska waad cabii subax dii labaa qaado jooniiska wuu daaweeyaa sii dhakhso ah ayuu oo bogsiin doonaa beerkaa kaasii oo ka siifaynaaya bararka iyo culayska saarmay wakhtii aan badanay ayuu kudareemi doonaa faa iido dheeraad ah

Marabkuu waa daawooyiin dabiici ah kaasii oo aanay gaadhii kariin daawooyinka kale ee dadka laguu daaweeyo wuxuu ka qiima badan yahay daawooyiin ka ay binu aadem ku sameeyaan kumanaan jeer markaa waa inaad adeegsato subaxdii maaliin walba xataa cuntooyiinka ku darso sii aad uu noqoto qof jiidhkiisa uu ku jiiro

Waa eenarjii oo uuma baahniid wax kale oo aad isku diiriiso kaliigii ayaa kuugu fiilan inaad dab uu yeelato hadba adeegso maaliin iyo habeenba waxba kumaa yeelaayo wax uu kuu taro mooyee waxaad ka arkii doontaa wax fiican oo aad ku faraxdo markaa ilaasho dantaada sii aad meel sare uu hiigsato 
 
Wax aanad dareemi jiiriin ayaad dareemi markaad istiic maasho sii maaliinle ah wuxuu ka hortagayaa wax yaabaha kuguusoo wajahan kaasii oo awood uu leh inuu ka hortago xanuuno badan uu ku diilii karaa haddii ay kusoo gaadhaan siidaa dabaysha ama faaliiga kaasii waad kuuga hortagii kartaa adiigoo aan dhakhaatiir uu tagiin ayaad adiigu ku daawayn kartaa malabka 

Waxaa kaloo uu daaweeyaa caalool istaaga kaasii oo mar uunku dhacaa calool istaaga wuxuu baabiiyaa wax kastoo keenaaya adaga caloosha waxaanu uu badalaa jileec markaa wuxuu dareemayaa jawii nabdoon oo macquul intaa kadiib waxaa sii fiican uu sii socon karaa calooshii iyo doo caafimaad qabtaa uuna baanahayn wax caawiimaad ah

Waxaa kaloo uu kuu keenayaa baahii markaa waxaad iskuu dayii inaad wax cuunto haddii aad baahii dareento  dheefshiidkaagu wuu caafimaad qabaa maxaa yeelay qof caafimaad qaba ayuunbaa wax cuunii Karaa siidaa laajigeed malabkuu waa haldoorka cuntooyiinka caafimaadka leh 

Publicar un comentario

0 Comentarios