Ticker

6/recent/ticker-posts

A GOOD HEALTH











Balsal and salat consist of several types, if you eat yourself, you will change yourself like a beast.


Ma taqaanaa wax taarka basasha amaa khudaarta isku dhax jiirka ah waxaa kaa caawiinayaan inaad ahaato qof diir diiran  oo aan daaliin wax kastoo aad qabanaysi waxaad uu bahaan tahay basal ama salaad maaliin walba hadii aad daalii jiirtay daalii maysiid ee waxaad sii ahaan qof walii fir fiir fiircoon oo jecel waxaa uu qabanaayo oo dhanba aan kadaaliin oo farxaad badan hadiiyoo jeer 

Matahay qof daala amaa bilaa dhiig ah oo hurdaduu kuu yartahay waad seexan markaad istiic maashaa balsal iyo salaad ama khudaarta kala duuwan markaa aad sii joogto ah uu cunayso markaa baa waxaad noqon doontaa qof caafimaad qab dareemayaa lagama yaabo inaad culays iyo caajiis iskuu aragto intaa aad cunaysoo khudaarta 

Maaliin walbaa waa inuu cunaa kiiloo ama labaa kiiloo oo khudaar ah sii uu dhiig giisuu Dib uugu soo laaboo waayo badanaa daadku waa bilaa dhiig intooda badan gaar ahaan dadka buur buuran waxay uu badan yihiin bilaa dhiig maxaa yeelay waxaa ku badan xaydha siidaa laajigeed mar walba way dhiidiidaan siidaa ayuuna uuga yaraadaa dhiigu

Baruurtu waa xanuun ma nanaano siida aan uuga hortagii karnoo laakiin maahaa ariin weyn oo aan lasamayn kariin ee waa wax sahlan kaliiya waaxaad uu baahan tahay sport siidaa orad oo kale baruurta waxaa daaweeya oradka kaasii oo ah xalka koobaad ee laguu xaliin karo baruurto

Daryeelka caafimaadkaagu gacantaada ayuu ku jiiraa oo ma maarayn karoo qof kalee  taasiina waa mid uu baahan  foojiignaan dheereed ah oo aad yeelatoo maadaamoo ay tahay guul iyo guul daro maahaa mid faadhii kuugu iiman kartaa hadii aad hurdo iska waydoo ayaa kuu daa wayn karaa dhamaan teen waxaan wadda ognahay inaanu jiiriin caafimaad  iiba

Hurdo yaraantuu waa caafimaad daro weyn oo ay dhakhatiirtu ay ka dayriiyaan iiyagoo ka caabsii qaba inuu shaqsiigaasii waasho waanaa masalo xaqiiqa ah inuu qofka hurdo seexan waayaa isla hadlii doonaa haddii uu sii noolaado daawo laguu seexiyo maaha mid maarayn kartaa caafimaad kiisa

Caleenta cagaaran oo aad bad sataan waxay idiin tahay inaad ilaaliseen caafimaad kiinii waano astaamaha bad baadiinta naftiina waxaad katiil maaman tihiin dadka kale ee wali fahamiin siidaa loo maareeyo nolosha iyo Daryeelkeeda maaha inaad iska noolooto uu adiigoo liita oo afkaagu shiiraayo ee waa inaad uu noolaato siida binu aadamka 

Nadaafada jiidhkaaga dhamaanba waa inaad ka war qabto oo aad mar hadii aad wax isku aragto daawaysaa meeshaa siidaa ayaad kuu tahay qof jiira ilaa intaad itaal gavayso waa inaad ahaato qof nadiif ah oo ilkiihiisa nadaafiiya oo jiidhka oo dhan nadaafiiya maaliin iyo habeenba siidaa laajigeed caafimaadku maaha mid ciyaar ciyaar ah

Publicar un comentario

0 Comentarios