Ticker

6/recent/ticker-posts

A GOOD HEALTH


What do you know about the benefits of green leafy vegetables that are extracted from the machine and released like juice?

Maad isku aragtaa cagaa xanuun ama hurddo yaraan waxaad uu baahan tahay inaad istiic maasho khuudaar gaar ahaan salaad adiigoo mishiinka galiinaaya waxaad ka helii kartaa dhamaan waxaad uu bahan tahay ee caafimaad kaasii oo kuu kaamiil yeelaya dhiigaga oo dhan dhiiga cad ama ka Cas ama dhiiga madaw ee loo yaqaano dhiidiidka

Kaadiidaadu casaan ma kuu aragtaa oo ma uu eeg tahay kooke ama shaah taasii waa calaamaddaha laguu qarto inay dhibaato jiirto waxaa kaa yar dhiiga beerka ama biyohaa oo kalyahay ayaa dhiibaato tabanaaya hadaba siidee looga hortagii karaa waxaad  uu baahan tahay inaad cabitaankan cabatoo subaxdii maalin dhaaf ama maaliin walba 

Waxaa kalee oo u kaa daawaynaayaa sharaabkanii salaadka lagaa sameeyay fiinaanka wajiiga kaaga soo baxa ama haaraha marii isagoo shiidan oo jaamuud ah laba isbuu ama hal isbuuc waxaad ka arkii doontaa caafimaad taam ah oo aad ku faraxdo wax kale ha uu raaciin ee kaliigeed uu marii

Dhiiga cad hore looma heelo laakiin waxaa sii fiican  uu biiriiya caleenta cagaaran taasii oo ah waxa kaliiyee uu kuu fiican yahay khuudaar tanii maahaa mid lasoo koobii karo laakiin waxaan kasoo qaadan doonaa uun laba mawduuc oo muhiim ah loona baahan yahay in la oogaado

Waxaa kaloo uu daaweeyaa ciiriidka dhiiga kaasii oo tilmaam uu ah nafaqo daro dhanka ilkaha ah waxaa kaa daawaynaaya salaadka oo aad siidiisa uu cunta agiigoo calaliinaaya siida galayda oo kale waxaad isku arkii doontaa candhuuf saa iid ah oo aadan isku aqoon taasii markaa waxay kuu sheegaysaa inuu jidhkaagu daawan qaadanayo uuna bahan yahay

Xadtaa waxaad isku arkii dhaq dhaqaaq aanad isku aqoonin markaagii hore maxaa yeelay noloshaada waxaad kusoo biiriisay daryeel caafimaad waxaad tahay markaa qof caafimaad  qaba waxaanad awoodi kartaa inaad socod samayn karyo ama aad seexan karto ilaa dhawr saacadood kaasii oo uu kuu keenaayo caafimaadku

Indhahaa caadka saarma waa kaa hortagaa geedkanii xanuunkani waa mid kusoo badanaya caalamka lamana yaqaano waxaa saboba laakiin waxa laguula tacaalaa in lasameeyo kaal maatii maxaa yeelay lama hayoo walii dawadiisa oo aan ka ahayn inlaa jeexo taasii ayaa xal looga dhiigaa laakiin haddii aad  tahay qof cunii karaa caleenta cagaaran ama khudaarta waad ka bad baadi kartaa

Daawadanii waa daawo qiima leh oo laguu daaweeyaa dadka caalamka kunool kala badh intaa maqasha dhakhdatiirta kuwaasii waa inta yar ee nasiibka uu yeelata intaa bad qabka caafimaad kusii noolaata laakiin badanka dadkuu waa kuwaa iska dhayalsada caafimaadkooda markana sobobsada  inay dhiintaan waayo daryeel xumadu waa diilaaye

Waxaad ku noolaan nolol caafimaad haddii aad tahay qof digtoon oo dhawra naftiisa waxaad ku suug Naan xayndaab caafiimaad qabaa kaasii oo ah mid uu qof waliiba rabo laakiin  uu baahan dadaal dheeraad ah oo aad la tiimaaddo la aan tiina guul lagaadhii maayo markaa waa inaad tahay qof ku baraaruug San 


Publicar un comentario

0 Comentarios