Ticker

6/recent/ticker-posts

A GOOD HEALTH

Food s health 


5 foods that you need to eat every day which are natural healthy foods are not packaged health foods but they are beneficial to your health and you need to work hard to improve your health. You can't do it but it's a very easy thing to do


Waxay naftaadu uu baahan tahay daryeel caafimaad oo hagar la aan ah sii ay uu gaadho yoolkeedo masii jiirii karto haddii aay awoodeedu kala dhiimantahay maxaa yeelay waa shay liita kaasiina maaha shay meel gaadhii karaa waayo isagaaba uu baahan in Latiiriyo amaa caawiimaad haddaba waa inaad sii joogto ah uuga war qabto caafimaadkaaga

Cuntooyiinkan waxay uu fiican yiimiin lafaaha iyo indhaaha iyo awoodo gaarka ah ee uu nooluhuu ku tamariiyo waa cuunto dhulka ka baxda oo maaha Cuntooyiinka mishiinka ama warshaduhuu soo saaraan tanii waa bad baadada naftaada waana inaad garato inay haliistahay Cuntooyiinka laguu sameeyo warshaddaha caalamka 

Danta caafimaadku waxay ku jiirtaa ilaalinto Cuntooyiinka aad qaadanaysaan taasii maha mid aad iska idhatiirii kartaan oo waxaad ka qooma mayn gadaal laakiin waxaa kuu wanaagsan intaad bad qabto inaad ka dheeraato wax yaabaha shiimiiga ah ee aad arkaysoo haddii aad iska indha tiirto waxaa haliista ku ah noloshaada adiiga ayuun baa qoomanayn

Waxaad cuntaan wax nadiif ah oo daray ah iska joojiiyo waxaa kalee aadan aqoon ee aad xiisanaysaan siidaa Shakooleh maxaad ka taqaanaa waxaa uu yahay macaankiisa ayuunbaa kusoo jiitay waa shay shiimiig ah oo caafimaad daro weyn keenaa macaankiisa waxaa ku duuga ha eegiin waxaa ka weyn haliista ku duugan 

Siidoo kale waxaa aay dadkuu xoog uu cunaanba waa khadar caafimaad mana ooga ee waxay ka doorbidaan uun dha dhanka uu leeyahay wuxuu ka imaan karaa meesha waa laaga saaray wax yar kadiib dadkii waxay isku badalayaan kuuwo sii dhakhso ah uu gaboobaya waxaanay is dhayaan hebal waad gabawdee

Waxaa kamiid ah subagaa qasaaca ku muursan waa xaliis ee yaan laguu foogaan waxaad haliis uu tahay inaad qaado xanuuno ay kaa mid yiimiin subag ama kaadii macaan waxaasii oo adhan ba waxaa keenayaa waa waxaa ay dadkuu istiic maalayaan ee maaha wax meelkale  kasoo raacaya

Saliida cuntada laguu darsado ma ogtahay waxay kuugaysan karto haddii  aad joogtaysaan waxay keenii kartaa cagaar shaw ama beer xanuun waayo maaha wax dhulka laaga beero ee waa caalsaliideed warshadii shiiday markaa waxay kamiid tahay waxaan maalin walba dhawr jeer ku darsanayno Cuntooyiinkeenii la aan teedna waxba kaa soconayn

Waxaad cuntaan waxaad taqaano siidhkiisa siidaa shuuro oo lagaa sameeyo galay ama garaw waxaa kale oo aad cuntaan diigiir ama heed sareen  shuunburo dhamaan waxaa dhuulka ka baxaa garaw waa mid kamiid noocyadii dadkii hore ay ku kabii jireen qofka jabaa garawguu waa cuntooyiinka caafimaad leh  ee dabiiciiga ah

Publicar un comentario

0 Comentarios