Ticker

6/recent/ticker-posts

Food health 

 Waa cuntooyiinka dabiiciga ah ee aad uu bahan tahay inaad istiic maasho kanii waa bariis laguu daray beed iyo muus iyo khuudaar dhawr  ah taasii oo kadhiigaysa cuntooyiinka caafimaadka  oo kobciiya jiidh kaaga binu aadem ka maarmiin

10 ARIMOOD OO CAAFIMAADKA UU MUHIIM AH 

1 ilaalinta  jiidhka ayaa ah inaad ka war hayso inaad ku dadaasho  cuntooyiinka caafimaadka inaad istiic maasho ispoortii aad samayso iyo inaad orad samayso dhamaantood ba waxay kaamid yihiin  ilaalinta caafimaadka 

2 waa inaad biyo badan cabtaa maarkaad tahay qof ka war qaba caafimaadka kiisa iyo ka deegaankiisa waxaad tahay qof inbadan sii qurxoonaada isaga iyo reerkiisuba hadhii aad digtoonaato kama dhiigna inaad tahay shaqsii was waas ah

3 nadaafad badan muuji oo ka bilaabanta adiiga ilaa ehelkaaga iyo meesha aad ku sugan tahay hadii aad awoodo taasii ayuun baa isku badalii karta caafimaadka guud oo dhaxalgal ah waxaanay noqon kartaa mid loo aayo oo taariikhii ah

4 caafimaadku waa noloshaada iyo ta caruurtaada iyo waaliid kaaga  ama haddii aan sii kale uu dhiigo nolol wanaagsan oo aad uu reeb tahay qoomiyaddii aad kasoo jeeday ee soomaaliyeed  waanay kuguusoo xasuusan doonaan laga yaaba inaad jano ku gasho waxaad bulshada uu qabatay

5 caruurta yar yar waxaad siinaysaan sii ay idiinku koraan iyagoo caafimaad qaba baradho ama beed ama misiir,muus, xabxab, basal, biyo diiran, jidhka waxaad uugu qubaysaan biyo qabaw ah  kadaaya wax badan oo diibadahaa lagasoo dhoofiyo

6 dadka waa weyn waxaad siinaysaan tufaaxaha, iyo canbaruurka,iyo khayaarka, Wax yar oo aan badanayn oo sports ah uu sameeya inaa biyo badan uu raaciya, intaasii ayaa ilaaliinaysa caafimaadka waalidka laakiin waa inaad uu joog tahayso

7 hurdada badan uuma fiicna dhalin yarta waayo wuxuu ku noqon karaa qof jiliicsan oo aan xoogsan kariin waanii iska ilaaliyaa taasii waayo maaha xiligii aad seexan lahayd hurdadu waa daal baabiiye balse waa ilaad tahay qof soo daalay haddii aadan ahayn iska ilaali hurdo saa iid ah

8 baahiida caafimaad ee bulshadu maaha mid lasoo koobi karaayo laakiin waa inaan raadiinaa habkii uugu haboonaa ee aan uu noqon lahayn bulshoo bad qabtaa taasii ayaa ah sharaf caafimaad oo caalamka kamuuqan kartaa guud ahaan baa



Publicar un comentario

0 Comentarios