Ticker

6/recent/ticker-posts




Foods health 

Waa maxay 4 nooc ee cuntooyiinka uugu fiitamiinka badan loona baahan yahay inla cuuno maalin dhaaf ama maalin walba maxaa yeelay waa cuntooyiinka caafimaad leh siidaa laajigeed waa loo baahan yahay inla qaato 

1 kaluunka,waa awood biiriiye aanla aqoon waxaa lagaa yaaba inuu jiidhkaaga galiiyo awood dheeri ah taasii oo aad ku dariimi kartoo maalmo kooban ama 1 week  oo kaliiya wax ku jiira maadooyin aad uu tayo fiican  siiday daraasadada  caafimaadku sheegayso

2 digaaga ayaa isna lamiid ad walow uu leeyahay xasaasiyad laakiin waa fiitamiin inoo muhiim ah inataad dawooyiin dhakhdar oo vitamins ah raadiin lahayd sii joogto ah uu istic maal cuniista hiliibka digaaga waad ku dhiigaysan kartaa

Waxaa kaloo iyaduuna jiidhka uu fiican saliid saytuunka taasii oo aan la soo koobi kariin faa,iidad ay leedahay waxay sii toos ah uula dagaalantaa jiidh xanuunka ama seedaha oo ku shan qadha caloosha istaagta iyo wax badan oo aan la qiyaasii kariin

Beedka digaaga waa protein aanad aqoon ee iska dhaaf dawooyiinka kimikaalka ah subaxdii uun liiq 2 xabo oo beed ah kaasii oo qaydhiin waa inaadan kariin waxaa vitamins badan marka aadan dabsaariin ee uu yahay siidiisii waa qaabka uugu fiican  ee aad uu cunii karto beedka

Waxaa kale oo isna lafah uu fiican badhaadhaha ama jabiiska dabiiciga ah caafimaadka waxaa uu fiican cuntooyiinka wadaniiga ah kuwaasii ayaa dheef shiidka uu fiican waxay ka ilaaliyaan dhiigaaga inaad xanuuno qaaddo dufaac ayay leeyihiin 

Bar barooniiga ayaa isnaa kamiid ah dawooyiinka caafimaadku uu baahan yahay dhiiga Cas ayuu sii dhakhso ah uu biiriiyaa waxaa kale oo u fiican yahay qaabka shaqo ee maskaxda siida ardayda oo kale xiliiga imtixaanadka ay marayaab ha cuneen bar barooniiga

Istarow bariiga waa shay uu badan dhiinaca dhanaanka haddii ay calooshuu ku taagan tahay waad uu bahan yahay waa inaad  istiic maasha waxaa kale oo uu daweeyaa qanjiidhada markay ku buukoodaan waxaa kale oo aad uu istiic maali kartaa canbaarta 

Lawska waa midho fiican caafimaad ahaan waxay leeyiihiin tufaan aad uu badan badanaa dadka hadda waa lagaa ilaaliyaa dufanka badan laakiin lawsku maha kuwaa haliista ku ah caafimaadka waxaa kale oo uu leeyahay saliid taasii oo caloosha kadhiigaysa mis sii sahlanku dhaqaajisa wixii ku raagi lahaa

CAAFIMAADKU WAA NOLOSHAADA BADHKEED

Daraasada caafimaadka ayaa sheegaysa inay yaraadeen awoodii ay dadku lahayeen maadaama oo ay istiic maalayaan wax aan tayo lahayn taasiina waxay baabiinaysaa quwaadii uu lahaa shaqsiigaasi waxay idiinkula talinaysaa inaad cuntaan wixii wadani ah 

Publicar un comentario

0 Comentarios