Ticker

6/recent/ticker-posts

Food  health 



 Biyahaa diiran waa caafiimaad hadii aad cabtaan jeedha binu aadem 100% 75 waa biyo siidaa laajigeed waa laga maarmaan inaad maalin walba  cabto 5 liitir oo biyo ah kaasii oo aan baraf ahayn waa inay diiranaadaan siidaa ayuu caafiimaad ku ku jiiraa

CAAFIIMAADKU WAA BAD QABKAA NOLOSHA 

haddii aadan cabiista biyaaha aanad ku fiicnayn waxaad haliis uu tahay kalyo xanuun ama inay dhamaan kalyahaagu hawl gab noqdaan taasiina waa ariin masuuliyad daro ah waayo biyo maha kuwa qaali ah ama aad waayii karto siida dheemanta oo kale

Jiidhkeenu biyo laa,aantii shaqayn maayo maxay kula tahay inaan ku dhiisii karno markaa qoyaanka xuubnaha ayaa yaraan doona markaa waxaad noqan kartaa qof qalalan oo aan nuux nuuxsan kariin taasiina waxay kamiid tahay  ilaalinta caafiimaad 

MUXUUYAHAY GUUSHA CAAFIMAAD EE LOO BAAHAN YAHAY

biyuhuu waa heerka koobaad ee noolaha wax noolaan karaa majiraan biyo la aantood laakiin waa inaad istiic maashaa biyo nadiif ah oo aan dhagax lahayn haddii kale waxaa suuro gal ah inay kalyaha dhagax ku sameeyaan waa kuu muhiim 

Waxaa kale oo ay daweeyaan daalka kudhaca dadka aadka uu shaqeeyo waa inay badsadaan cabiista biiyaha samaayaana wax yar oo jimicsii ah hurddo fiican oo aad seexato waxa kuu keenaya caafiimaad qab caafiimaadkuna waa inaad ilaaliso

Baahiida biyaha waa dadruuri mar aad ku maydho jiidhaaga iyo mar aad cabtaba mahaa wax lagaa maarmii karo siidaa darteed waa inaad ku suugta naftaada xayndaab caafiimaad qabaa  haddii aad rabtoo quruxda naftaada iyo quruxda waalidkaaga iyo ta caruurtaadda

Biyuhuu aduunka qaalikuma joogaan ee waa wax la iibiyo waxaa uugu jaban hadanaa waa waxaa uugu istiic maalka yar caafiimaad ahaana qaaliiga ku ah nolosha qofka waxaad yeelan kartaa biliic dhalaalaysa oo daawasho muudan run ahaantii 


Caafiimaad  maxay tahay haddii  aad maqasho Suu,aasha caafiimaad  waa ilaalinta noolaha sii uu u sii noolaada qofkasta  ama noole waliba taasii oo macal uu baahan yihiin ilaa dugaaga caafiimaad ku waa hogaamiinta aduunka waana lagama maarman

Deegaanka aad ku abuurantahay waa inuu yeesho 2 shay  waa inuu yeesho geedo ama dhuul daaqsiimeed cagaaran intaa waa markay leedahay biyo nadiif ah intaa hadii uu leeyahay deegaanku waa lagu noolaan karaa waana in ay siifiican uu  ilaaliyaan 

Publicar un comentario

0 Comentarios