Waxaa aad looga dayriinayaa caafimaad darada aduunka soo food saartay taasii oo ay uu sobob yihiin binu aadem waxay uu baahnaayeen inay gartaan muhiimadda caafimaad ee dantooda ah waxaa xanuuno laa iil daran malaayiin caruur ah
Kuwaasii oo ay sobob uu tahay nafaqo daro baahsan taasii oo aan hadda la xakamayn kariin maxaa yeelay wakhtiigan qaaraddaha qaarkood waykuu baahday taasii oo noqotay qaad baxay oo kale manaaha mid hadda la kantarooli karo
Waajiibku waa caafimaad qab taasiina waxay uu baahan tahay inaan rumayno inaan ku noolaano nolol sax ah oo aan riyo ahayn waxaan hadda ku noolahay nolol riyo ah taasii oo aan meel inagayn kariin waxaan uu bahanay inaan sugno nolosha
Macuuntaa cunto dabiicii ah siida garaw ama shuuro ama diigiir ama garaax ama heed haddii aad tahay qof ku nool Africa waxaad cuntaa dalagiina aad beerataan kaasii waa nolol caafimaad marka aad tahay qof fahmay cuntooyiinka
Waxaad heelii kartaa khudaar bad qabta markaa aad dhiig yaraan iska dareenta taasii oo aan qiimo way kuguu joogiin siidaa laajigeed adeegso waa caafimaad ka noloshaada waa inaad daryeesha maajiirto ciid kaa caawiin karta rajadaada
Maaraynta naftaada waa shay qaali ah oo ay tahay inaad garato adiigu looma baahna inaad kawar warto wax kale laakiin waa inaad ka war wartaa caafimaad xuumo maxaa yeelay waa guul daro caafimaad laa aantu bulshaduuna kaama caawiin doonto midaa
Habeenkii waxaa kuu fiican inaad ku cashayso khudaar ama cuntooyiinka midhalay ah sii ay calooshu faa iido uu dareento sii maalinle ah markaa ayaad noqon kartaa qof caafimaad qaba oo muuqaal kiisu fiican yahay tanii waa muhiim
Waagu inaanu baryiin 2 xaabo oo liin ooraash ah cuun waxay kusiin borotiin iyo fiitamiin waxaad noqon qof diir diiran oo aan daaliin intuu shaqay naayo ama uu socdo waa caabiidaan fiican waana shay ay uu bahan tahay naftaadu caafimaad kaaga ciidna hakala tashan
0 Comentarios