Ticker

6/recent/ticker-posts

Health  food 

 Jaawii wanaagsan markaad doonayso inaad ku loolaato waxaad fahmii kartaa nolosha dhabta ah markaa waxaad adeegsan doontaa aqlii wanaagsan oo wax badan kaa badalii doonaa qaab dhiismeed kaagii hore ee aad ku noolay kaastii oo aad ku farxii doonta maadaama ay bulshaduu kuguu faraxdo adna waad ku farxii doontaa noloshaada

Waxaad noqon doontaan qof biliic wanaagsan leh oo dadka aad uuga qurxoon maadaamoo aad tahay qof ilaaliyay habka nolooleedkiisa qof kastaana wuxuu xiisayn doonaa siida aad uu gaadhay guusha noloshaada iyo biliicda sharaftaleh ee aad ku nooshahay siidii ay uu gaadhi lahayeen

Waxaad noqon doontaa mid laguu daydo oo taariikhdu xusta markaa waxaad tahay qof siibtay oo baal dahab ah ku ah nolosha duniida waana laguu qiimayn doonaa markaad adiigu qiimo isku yeesho waxaa laga yaabaa inaad ahaan karto qof maqaam sare kuleh deegaanka uu ku noolyahay

Waxaasii oo dhan waxaa hogaan uu ah caafimaadka haddii aanad kaasii hayniin hal qof kuuma qiimayn doono waxaa halkaa sare ku gankaraa waa jiidka nolosha caafimaadka leh maxaa kuu horseedii karaa inaad nolosha gaadho cuntooyiinka caafimaadka leh  

Ku noolaw cuntooyiinka caafimaadka leh sii aad magtabad sare uu gaadho waxay kaa caawiin doonaan aqlii ahaan iyo jiidh ahaan ba inaad noqoto miid muuqan karaa intuu nool yahay siidaa laajigeed hamoodiin inay waxba tariin khudaartu waa cuunto dhakhtar ah oo isku dheelii tiiran 

Halmaalin waa inaanay kaa maqnaaniin haddii aad doonayso quruxdaada inay bulshadu ladhacdo waxaaso dhanba waxaa kuu hayaa adiigoo ilaaliyaa caafimaadkaaga  meel walba waad ka helaysaa khudaar ee adeegso hadiiyo jeer  intaa hadii aad ku dadaasho waxaad tahay qof ku najaxay riyadiisii

Dhiigaaga oo hoos uu dhacaa wuxuu keenii karaa hurddo yaraan taasiina waxay abuuraysa kacsanaan dhanka wadnaha ah garaac ayuu samayn doonaa markaa maskaxda ayaa shii dayn doonta dareere aan sax ahayn waxaa uu qofku isku badalii karaa qof caato ah ilaa uu u gaadho inuu isla hadlo  dhiig yaraantu waxay keentaa waali

Awoodaada oo daciiftaa waa noloshaadii oo baabaday hadaba maxaa ilaalin karaa awooda jiidheed ma hiiliib ama caano may intaaba waxaa ka muhiim san khudaarta Cuntooyiinka caleenta ah waa daawo dabiicii ah oo aanay bulshadu aqoon dheeri ah uu lahayn siidaa salaadka iyo waxaa soo raaca

Baahiidaada kusoo koob cuntooyiinka caafimaadka leh  siidaa yaad ku tahay qof haldoor ah oo aan laqiimayn kariin marnaba dhawr sharafta jiidhkaaga sii aaad qiimo uu yeelato mar walba waxaad noqon kartaa qof ciilmi cusub keena  oo wax hogaamiin karaa ma ogtahay madaxda aduunka in lasiiyo khudaarta  sii ay uu noqdaan kuwa aqlii uu saaxiib ah 


Publicar un comentario

0 Comentarios