Ticker

6/recent/ticker-posts

HEALTH FOODS

Food  health 


 Kanii waa cabiitaan dabiici ah oo idiinka caawiin karaa dhiig yaraanta ama nafaqo xuumadda liin ooraashtu waxay muhiim uu tahay dhiiga Cas waxa kale oo ay daawo uu tahay sonboobka taasii oo ka dhiigaysaa mid nadiif ah oo sii bad qabta uu shaqayn karaa 

Liin ooraashtu waa daawo caafimaad taasii oo dhakhaatiirtu ay dadka uu sheegaan inay liin ooraash cabaan sii ay uu helaan caafimaad wanaagsan oo ay ku noolaadaan wakhtii dheer jidhkaaga ayay uu tahay mid wax tartaa

Raadii caafimaad sii aad uu noqotaan dad qurxoon looma baahna inaad dayacdaan daryeelka guud ee noloshiina ma jirto baahii ka xunii adiiga oo aan caafimaad qaabiin taasii oo kaadhiigaysa qof liita oo aan guulaysan kariin kana takooran bulshada 

Caabiitaanka fiican waa shay noolaha qaali uu ah mar walba way uu baahan yihiin guusha nolosha waxaa kaa maqan ee aad tabaysaa waa talo caafimaad oo aad heesho kaliiya waxaad qiimaha kuleedahay waa caafimaadka laakiin haddii aad intaa waydo qiimo ku dhax yeelan maysiid bulshada 

Uu rafaad siidii aad uu noqon lahayd qof dhamays tiiran taasii ayaa kaadhiigaysa qof karaamo leh oo laraadiiyo qurxii jiidhkaaga oo qof  xoogan noqo waxaa kuu sahlanaan inaad gaadho riyooyiinkaaga  aad ku taamaysay waana ariin qaali ah 

Waxaa d uu bahaan tahay inaad caloosha weyn iska riidaan caafimaad ahaan waxay dhakhaatiirtu ku taliiyaan caloosha weyn inay tahay haliista caafimaad ee qofka taasii oo uu keenii karta subag ama macaan ama dhiig kar ama foolxuumo jidheed siidaa laajigeed uuma baahniid calool weyn

Diyaarii jiidh qurxoon intaad dhalinta tahay sii aad guulo uu gaadho dhan walba leh  jiidh qurxoon siidee ayaad ku helii kartaa hadaba waa inaad caafimaad qabtaa  markaa ayaad abuuri kartaa jiidh qurxoon  oo soo jiita dad weynahaa  bulshadu sii gaara ayay kuu sharfii doontaa haddii aad tahay mid caafimaad qaba 

Liin ama canbaruur waa laba cabiitaan oo aan kala dhiiciin waxay aad uugu fiican yihiin dadka jecel inay dhiidhkooda dhiisaan  kuwaa ayay uu tahay Waxa kaliyee gaadhsiin kara halka ay doonayaan inay gaadhaan waayo qof waliba himiilo ayuu leeyahay 

Nolosha waa inaad ilaaliso caafimaadkaaga waa shay haboon inaad ku dadaasho mar walba ka fakarto siidii aad uu horuumariin lahayd ilayn waa noloshaadiiye tanii waa lagama mar maan markaa isku day inaad noqoto qof soo jeeda  oo aan dayaciin caafimaad kiiso siidaa laajigeed  

Publicar un comentario

0 Comentarios