Ticker

6/recent/ticker-posts

HEALTH FOODS

Health food 

Daraashad caafimaad ayaa sheegaysa daryeelka caafimaad oo la ilaaliyaa inay bad baadiinauso malaayiin caruur ah waxakale oo ay sheegaysaa inay tahay inaad dhawrto caafimaad kaaga iyobka deegaan kaagaba tanii la aanteed wax hagaagii maayaan

Matahay qof daala mar marka qaar ama hurdaduu ku yartahay waxaad uu baahan tahay caafimaad kaasii oo kuu qorii doona cuntooyiinka caafimaadka leh siida khudaarta oo kale inta aan dhakhdar kula taliin maanay kasii fiicnayn inaad sii barato cuntooyiinka caafimaadka leh 

Sii aad uu bad baadiiso naftaada markaa waa inaad oogtahay waxaa laaga helo khudaarta cagaaran haddii aad joogtaysaan waxaa laga helaa dhamaan waxaa ay tabayaan murqahaagu  taasii oo sii dhab ah uu gadhiigaysa  siidii aad doonaysay majiiro wax loodhiigaa adiiga oo faham san caafimaad kaaga 

Markaad tahay qof dhuuban waa ku muhiim inaad ku dadaasho cuntooyiinka caafimaadka leh sii aad uu noqoto mid awoodo leh  waxaa kaamaqan waxaa kuu buuxiinaya khudaarta markaa waxaad siidaa ku tahay mid caafimaad  qaba mana uu baahnid

Dhuubniida maaha xanuun ee waa caafimaad qab toos ah  laakiin  waa inaad ilaaliso awoodo  murqahaaga sii ay uu ahaadaan kuwo dhiisan  oo aanay ka muuqan tamaryaraan taasii ayaa ah mid lagama maar maan ah haddiyoo  jeer 

Halka buurida ama caayiilka ay tahay mid haliisteeda leh  waxay keenii kartaa xanuuno aad uu badan  oo aan la kantarooli kariin cayiilka lamiid maaha dhuubnida ama caatanimada ee waa mid ka duwaan iisaguu waxaanu rabaa isboortiis iyo wax dheeraad ah

Qofka cayiilan maa lasiin karaa  cuntooyiinka caafimaadka leh  jawaabtu waa haa waa lasiinayaa laakiin  waa inuu layiimaado jimiicsii dheeri ah haddii uu fadhiisto waa heliis laakiin haddii uu socod sameeyo ama uu jiimta aado waxay uu tahay qurux jiidh aad uu qurxoon ayuu yeelan doonaa

Waa maxay caafimaad ee aad leedahay markaad tahay qog cayiilan baahiida caafimaad ee lagaa doonaayo waa inaadan ku seexan waxaad cuunto markasta ku xisaab tan inaad tahay qof buuran oo uu baahan inuu dadaalo sii uu u noqdo qofka uugu jiidhka qurxoon 

Haddiyoo jeer iilaali noloshaada waa mid adiiga uun kalii kuu ah oo aan ciidkale waxba ka badalii kariin siidaa darteed waxaad noqoto mid soo jeeda oo aan loosoo dhiiciin daryeel caafimaad kaaga  ciina hawaydiisan inay garab kuguu siiso arimahaa dantaada ah meel kastaba hajoogtee buuxii adiigu dhamaan baahiiyahaaga

Publicar un comentario

0 Comentarios