Food health |
Halkanii waxaa kaaga muuqda waa cuntooyiinka caafimaad leh siidaa laajigeed waa inaad barataan waxay idiin tarayaan maaha wax idiinku cusub ee waa wax aad marwalba aragtaan kaliiya waxaan iidiinku bararujinaynaa uun inaad aqoonsataan noocyada ay kala yihiin oo kaliiyaa
Looska ma taqaanaa waxaa uu taro ama waxaa uu u roonyahay duufanka jiidhkaaga iyo saliida jiidhka gaar ahaan wuxuu u fiican yahay Ragga dhinacyo kala duuwan siidaa dhanka jiinsiiga ama quwaada Ragga taasii oo kaa dhiigaysa mid ku mashquuli kara ilaa saacad ama sodan daqiiqo
Dhanka kale wuxuu wax tar uu leeyahay haweenka ka uurkale kaasii oo uu fuu duudeeya dhalmadda maadaamoo uu yahay dufaan siiye weyn waxay uu dhalii kartaa qofta dumarii sii fuduud waa haddii ay sii toos ah uu cunii jiirtay looska darayga ah waliiba waa laba nooc ee waxaa fiican ka cusub
Waxaa kale oo halkan kaaga muuqda arabiikhii maxay tartaa iyaadna arabiikhiida ama galayda waxaa laga dhiigaa wax yaabo badan ee fiican fiican siidaa shuuro ama boorash ama faracaad dhamaan waxaas oo dhaniiba waa arabikhii uun waxay uu fiican tahay caloosha oo ay uu ilaaliso ganka waxaa kale oo ay adkaysaa lafaha
Galay haddii aad suubag kucunto waxaad yeelan kartaa laba qof awoodood siidaad doonto ayaad uu cunii kartaa ama xiliigaad doonto ayaad cunii kartaa,siidaa subaxdii habeenkii, duhuurkii, wakhtii walaba waa caadii oo waad cuuni kartaa waa borotiin aad qaadan karto mar walba
Waxay uu dhiigantaa galayduu heeliibka looda waxay kuu taraysaa wax muuqda oo qiimo leh joogtee inaad istiic maashaa galayda adiigoo ku darsanaaya caano ama saliid Macsaro ama suubag macuunii kartiid kaliigeed waayo waa yaamiis
Cuntooyiinka caafimaadka leh waa noocyadan oo kale maahaa bariis iyo baasto maaha bariis iyo baasto wax yar oo nafaqo ah male balse dadka ayuun baa jeclaystay laakiin waxba lagama helo caafimaad ee waxaa laga helaa caafimaad daro
Waxaa kale oo soo raaca waa hiliibka nooca cad siida ay sheegeeyan dhakhaatiirtu kaluunka iyo digaaga ayaa lasheegayaa inuu yahay ka hiliib uugu fiican kaasii oo aad uuga wanaagsan ka xoolaha waxay daraasadadu sheegaysa hiliibka haddii aad rabtaan hiiliib ka xoolaha inaydaan cuniin
Haddii aad tahay mid nacaya kaluunka iyo digaaga aad uuga taxadiir cuntooyiinka aad cunayso sii aadan uu waayiin caafiimaad kaagii qaaliiga ahaa waayo waxay kuguu keenii karaan cayiil aad uu sareeya kaasii oo kuugu keenii kara macaan iyo wax lamiid ah markaa waxaad noqan kartaa qof hawl gab ah
0 Comentarios