Ticker

6/recent/ticker-posts

HEALTH FOODS

Health food 

 Basashuu waa antabuyuutiig waxay la hortagtaa fayriiska yar yar uu dhiigasoo raaca waxay unada uu tahay muhiim  ama lafdhaabar maxaa yeelay waxay ka hortagtaa  xasaasiyadda iyo iisha ama ayuunka waxa kale oo ay daawaysaa shiinbiirta ama shinbiroowga waxay kaloo kaa caawiisaa dha dhaanka cuntooyiinka aad cunaysoo 

Waxaa kale oo ay qaani ku tahay  basashu fiitamiin D 1 kaasii oo aad ka helii kartoo caawiimo jiidheed la aan tiina waxaad noqon kartaa qof bukaan ah oo aan talaabo hore uu qaadii kariin ama aan nolosha guulka gaadhi kariin laakiin haddii aad tahay mid jecel basasha oo aad uu cunaa waxaad leedahay lafo aad uu adag ama dhoox xoogan oo bir ah

Basashu waa haldoorka khudaarta caafimaadka leh waxaana loo aqoonsan yahay hogaanka dhiigaga oo dhan way yar yihiin waxaa kale ee ka fiican basasha ama majiraanba maxaa yeelay tanii waa daawo dabiicii ah oo aan la aqoon balse hadii la ogaado wax tarkay leedahay qaali yay aduunka ku noqon lahayd 

Basashu waa awooda dhuuxa taasii oo laysuu raacay inaytahay awood kooriiye waxay wax ka tartaa awooda Ragga gaar ahaan intaa xaasaska leh taasii oo kaa caawiin kartaa dhisaynka jiinsiiga waxay kaa dhiigaysaa wax loo riiyaaqo oo macquul ah haddiyoo jeer waxaad dareemi doontaa farxaad 

Mar walba waxaa iidiin roon inaad cuuntaan cuntooyiinka caafimaadka leh kuwaasii oo dhamaantood ah qaar dabiici ah kanasoo baxaa dhuulka maajiro wax kale oo ka qiimo badan waxaa dhuulka kasoo baxaa nabaadka looyaqaano waa waxaa kaliiyee ay dhakhaatiirtu sheegaan inaan la dhaafiin

Uuma baahniid bariis Ama  baasto run ahaantii waa cuntooyiinka caafimaadka ku liita loona bahaan yahay in la iskaa dhaafo balse waxaad moodaa inay dadkuu xoog uu xiisaynayaan taasii oo ka dhiigaysaa waxaa koobaad ee aduunka lagaa istiic maalo maaliin walba majiiro wax uu socda siida bariiska oo kale

Waxaaso dhan waxaa idiinga wanaagsan inaad barataan wixii wax tar idiin leh caafimaadku maaha wax lasoo iibiin karo ee waa shay la ilaalin karo haadii aad cunto cuntooyiinka caafimaad leh waxaad ka dhiigan tahay adiigoo caafimaad soo iibsaday hadaba waa inaad barataa qaabka aad uu horuu mariin lahayd

Madoonaan 

Publicar un comentario

0 Comentarios