Maxaad ka oogtahay dhibaatadda caafimaad ee uu
keeno qaadku qaadku waa doroogo nuucayadda uugu waaweyn
Waxaa laga istiic maalaa dhawr waddan sii xor ah
Waxay kala yihiin somalia iyo ethiopian iyo kenya iyo Yemen
Waxay uu aqoonsan yihiin 4 khayraadka waddanka
Waxaanay ku bixiiyaan ka ganacsiigiisa malaayiin
Gaar ahaan ethiopia waxay uu dhoofiisaa dalal
Dhawr ah oo ay kow katahay somalia run ahaantii
Waxay kafaa iidaa dhaqaale xoogan oo waxku ool
Ah, dadka soomaaliyeed maaha kuwa aanka warqan,
Dhibaatooyiinka caafimaad balse ma jiirto go aan
Ay ka gaadhii karaan doroogadan cajiibka ah
Waxa kale oo uu dheer caafimaad darada uu leyahay,
Dhaqaale la aan baahsan ayuu keenaa waana
Laguu oog yahay haddana ma jiiro hal qof oo go.aanka gaadhay,
Maaha wax la iska joojiin karo siida balwadaha
Kale kanii haddii aad mar gasho waad sii socon,
Uun oo majiiro aqlii aad isku qabanayso,
WAXAA KAA YAABIINAAYA MA JIIRO HAL QOF OO KASOO HOR JEEDSANAYAA QOF WALIBA HOOS AYUU UU CALAA CALAYAA
dad badan ayaa isku dayay inay iska joojiyaan,
Balse maxay ka arkaan waxay sheegaan inay
Arkeen wax cunaayo ama diilaaya markay
Seexdaan taasii oo qofkii ku kaliifta inuu kusoo
Noqdo markale cuniista khaadka mar haddii uu
Dhiiga raaco majiiro daawo kale oo aan ahayn.
Inaad kusii noolooto cuniista qaadka taasiina
Waa xaalad caafimaad oo aad gacan taadda kusiidato,
Waxaa uu diciifiinayaa dhamaan awoodo caafimaad,
Maalkasta oo jiidhkaaga ka mid ah waxay ku danbeyn
Doontaa hawlgab la aantiina noolaan maysiid siida
Ay naftaadu kuu sheegayso siicad adiigoo uu garanayo
Ayaad kusii socon dhiibaatada caafimaad
0 Comentarios