Toonta waxay ka daawo tahay xanuuno aad uu
Badan kuwaasii oo aanan halkan laguusoo koobi
Kariin laakiin wax yar ayaan idiinka sheegii
Doonaa wax tarkeeda toonta mahaa wax mala
Awaal ah ee waa daraasad caafimaad oo la
Huubo marka koobaad waxay xoojisaa dareenka
Jiinsiiga waxaanay kantarooshaa cadaadiiska
Dhiiga markaa waxaa hoos uu dhacaya garaaca
Wadnaha markaa ayuu noqon karaa wadnahu
Mid awood leh, waxaa kaloo ay daawaysaa fayriis
Ka intuu doonaba ha leegaadee bartaa ayuu ku
Is taagayaa maadaamo ay tahay daawo dhiiga la
Falgalayso,
BARO ARIMAHAA CAAFIMAADKA
toontu waa geedka mid ah geedahaa caanka ah
Aduunka oodhan laaga yaqaan noole waliba wuxuu uu baahan yahay inuu helo daryeel caafimaad kaasii oo muhiim uu ah nolosha
Waxaa aad uu jecel dadka nolosha fiican ku
Nool kuwaasii oo mar walba ka war wara
Caafimaadkooda waa waxay aadka uu cunaan
Badanaa toontu maadaamo oo ay xanuuno
Leeyiihiin
DADKA KU NOOL NOLOSHA HOOSE
maraadiiyaan ilaa oo ay isku arkaan xumad ama hargab maahee maxaa yeelay wayka caafimaad
Fiican yihiin siiba caruurta dadka saboolkii
Dhalaan waxay ku dhaxjiiraan qashiin iyo
Wax lamiid ah waxaad arkii kartaa caruurta
Saboolka ah oo cunaysa muus ama xab xab
Oo diqsiigunaa jiidhkiisa qariiyay hadana
Aad uu caafimaad qaba tanii waa darasad cfm
NOLOSHA QANIIGA AH
Dadka maalqabeenada ah waxay aad uu ilaaliyaan
Caafimaad kooda iyo goo ka cabsii qaba inay caafimaad daro soo wajahdo gaar ahaan waxay iska ilaaliyaan dadka saboolka ah iyagoo moodayaa inay yihiin wax liita oo laga qaadi karo caafimaad daro hadana way wadda bukaan iyo goo siidaa isku ilaalinayaa taasiina waa awooda alle
0 Comentarios