Waxtarka geedka dhaga yaraha ayaan laqiyaasii kariin marka loo eego dhiirta laaga heelo daawooyinka caafimaad mahaa mid meelkaliiya oo quudha loo qaato ee dhamaan jiidhkaaga oo dhan ayaad uu qaadan kartaa meelkasta oo aadka cabanayso waxaad isku daawayn kartaa geedkan dhagayaraha waa daawo aad uugu haboon daawaynta noole walba waxaa aad uu cuuna dadka bartay culuumto dhiirta maxaa yeelay waxay oogyihiin waxtarka uu leeyahay dhagayaruhuu shaaha ayaad ku darsan kartaa haddii kale kaliigii ayaad cuunii kartaa waxaa uugu muhiim san ee aad uu qaadan karto waxaa kamiid ah inkahoo ku xanuuna markaliiya ayuuku dhacaa waxaa kaloo uu kaa daawaynaayaa jiilbo xanuunka kaasii oo aad uugu badan dadka waa weyn
GEEDKA DHAGAYARAHA
geedkanii waxaa ku duugan ciilmi aad uu badan waayo dhakhaateertu madiidaan haddii aad uu sheegto inaad isku daawayso kumanaansano ka hor ayaa lasiin jiiray dadka afku shiiro waxaa kaloo laguu daawayn jiiray kalyo xanuunka iyo xanuuno badan oo aan xad lahayn shuushka gala gawsaha kudaawee wuu kaasiirii doonaa wax badan ayuu ka caawiiyaa awooda iilkahaa wali dadku sii toos ah uuma yaqaanaan laakiin waxaa sii toos ah uu yaqaan dadka ku taqaquusay culuumta dhiirta kuwaa ayaa aad uu istiic maala waxaad kadareemi kartaa caafimaad qab dheeraad ah ma malayn kartiid markaad araagto 120 sano jiir safargalikara oo ka dheerayn karaa dadka yar yar ee xooga ah maxaad samaysaa haddii aad ku tiidhaa wuxuu kuu sheegayaa cunto dhaqameed inuu qaato dadka aan dhiirta cuniin waxaa markaaba kuu dhacaa roomatiisan dadka waaweyn iyo shaliinyartaba waxaa keenaaya dhuuxooda ayaa noqday mid daciif ah
SOMAALIDII HORE WAXAY AHAAYEEN DAD KARTII BADAN WAXAA UU SOBOB AHAA ISTIIC MAALKA DHIIRTA IYO WADANIIGA
baahiida loo qabo daawo sax ah oo lahalo maaha mid sahlan ee waa mid uu baahan wakhtii dheer oo laaga baaran dago heerka wax tareed ee bulshada waxaa kaliiyee ay rabtaa bulshaadu waa heer sare oo caafimaad siiba daawo dhaqameedkii hore kaasii oo ah wax kaliiyee maanta la oodhan karo waa wax lahuubo inuu ka hortag yahay
0 Comentarios