Health |
Geela waa xoolaha uugu qaalisan haddii ay noqoto caanisa ama hiilibkiisa
Caanaha geela waa daawooyiin ay dhakhaatiirtu,
Ay yaqaanaan waanay kula taliyaan caanaha geela
Dhuulka dhiirta kutaal oodhan wuu cuunaa taasi,
Ayaa kaadhiigaysa inay caaniihiisu noqdaan dawo,
Lamiid maaha dhamaan xoolaha kale oodhan,
Xataa kaadiidiisa ayaa laguu daaweeyaa xanuuno,
Duniidan ka jiira siida cabaarta iyo dacarta ,
Dadka jiinku galo waa loogu qubeeyaa kaadiida
Geelu maaha miid qiimo yar maxa yeelay alle,
Ayaa kitaabkiisa kusheegay inuu qiimo weyn ku,
Ku fadhiiyo geelu waa hantii qiimo leh ninkaan,
Lahayna aduun uu ku faano mahayo somalidda,
Waa waxay ku faanto waana xaakhiiqo taasi
Waxay ku kala qaadataa dhiiga markay timaado,
GEELU WAA DAAWO MUHIIM UU AH SOMALIA
waxaa kaloo xoog uu xiiseeya geela dadka carbeed
Waxanay uu dhaqaansiida somalidda oo kale,
Waxay ka dhiigaan qoyska geela badan qoys
Sharaf leh waanay qadariiyaan markasta,
Somaliduna waa siiddaa oo way maamuustaa,
Haddaba muxuugaga duwan yahay xoolaha kale
Wuxuu kagaa duwan yahay dhiirta uu cunaayo,
Xoolaha kale ma cunaan ee waxay cunaan caws
Dhiirta uu daaqaayo ayaa kadhiigaysa caanihiisa
Daawo waayo daawooyiin dhiirtan ayaa laga sameeyaa,
Markaa caanaha iyo hiliibkiisuba waa daawo
Ma ogtahay qofka caanaha geela sii joogto ah
Uu caba inay dhakhaatiirtu suuxiin kariin,
Waayo dhiigiisa ayaa doobaash ah ama daawaysan
0 Comentarios