Health |
Cuntooyiinka caafimaadka leh adeegso maalin walba
Waa waxaad kuaii noolaan doonto caafimaadku
Siidaa darteed waa inaad raadiisaa jiidkii uugu
Fiicnaa ee ay noloshaadu ku haboonayd
Cuntooyiinka waxa uugu fiican hiilibka iyo
Waxaa lamidka ah siidaa sharaabka lashiiddo
Afuu gaadho amaa bartiikh iyo qaarkale oo
Badan waxaasoo dhaniiba waa nafaqo
Waana waxay uu bahan tahay oo dhan ba
Jiidka wanaagsan ee caafimaadka waa inaad
Ilaashato bad qabkiisa waxaanu haliis uu yahay
Inuu kaa xumaaddo ee ka dhawr dhibaato nafta
Waxaad istiic maashaa dhawrkii maalmood ba
Maaliin hiliiba oo sii ay naftaadu uu qurxoonaato
Hiliibku wuxuu dhiisaa dhuuxa iyo lafahaa
Maaha wax ladhayalsan karo ee waa cunto muhiim ah,
Sharaabkana waxaadka istiic maashaa ka khudaarta ah, isna waxaa uu u fiican yahay
Dhiigaaga iyo qoyaanka jiidhkaaga markaa
Waa daruuri inaad ogaato wax tarka sharaabka
La shiido ee khuudaarta ah taasii oo qaniiku ah
Nafaqada jiidhka taasii oo ah guul caafimaad
Wax ka ogaw Cuntooyiinka caafimaadka leh
Maalin walba isticmaal wax tayo leh sii aad uu
Ahaato qof caafimaadka qaba majiirto ciid caafimaadka kaaga guul gaadhsiin karta
Oo. Aan adii ahayn waana waxaa kaliiyee
Aad uu baahan tahay inaad heesho
CUNTOOYIINKA CAAFIMAADKA LEH
0 Comentarios