Ticker

6/recent/ticker-posts

Aqoonsii somaliland


 Somaliland waxay uu dhawdahay inla aqoonsado maxaa yeelay waxaad arkaysaa hadal haynta caalamka oo aad uu soo badatay laakiin somalidu waydiidan tahay inay go odoo Somaliland taasii oo iin badan hortaagnayd iinay meel gaadhaan balse maanta waxay uu eegtahay inay heesho wixii ay kuriyoon jireen inka badan 35 sano

Calankan waa Calan qaali ku ah aduunka korkiiso maxaa yeelay waxaa ku xardhan tawxiidkii eebbe siidaa laajigeed majiiro wax kasarayn karaa waayadan danbe waxaa soo badanya dadka cadaanka ah ee markay arkaaba laboodaaya kuwaasii oo sawiraankuso galaaya magaran kartiid sobobta laakiin waa amuuro inaga waa weyn

Sanadka walba Somaliland waxay samayn jireen dabaaldag weyn oo loogu magac daray 18 may base sanadka maqaban karaan siiday kula tahay Somaliland waa dhul aad uugu fiican nabad iyo maalka waxay soo Maaleen inbadan farxad alle ha uu siyaadiiyo maanta waxaa ka goday laascaanood 

Laakiin waxaa is waydiin mudan laascaanood markii hore maxay usoo biirin jiirtay Somaliland taasi waxay ahayd meel dhaqaale Kab uun lookeeno  laascaanood male wax dhaqaale ah mar walaba waxay qaadan jiirtay cashuurta laga keeno lawyo cado ama wajaaleh mahaa mid isku filaan karta ama dawlad fadhii uu noqon karta 

Gobolada kale oo Dhani waxay leeyiihiin wax soosaar siida dalaga beeraha dhaqmaadka xoolaha laakiin laascaanood mahaa dhulbeered xoolana waahore ayay ka haajireen maxay dhaqaale kasamayn kartaa hadaba kaliya waa inay dadka culays saartaa taasiina maaha mid sii jirikarta maxaa yeelay dadku adkaysiigaa ma awoodan

Somalia waa 20 maamul goboleed maxay kala cunii doonaa waa jaahilnimadii oo cad siidaasi maxay uu eegtahay waa reer guuraa oo kale cadawna iska dhabii maayaan waxna qabsan karii maayaan iyaguuna way is kusii  nicii doonaan uun taasi maaha horuumar laguu faani karo ee waa Dib uu dhac weyn oo guul daro horseedi doona waaanay arkii doontaa somalidu

Publicar un comentario

0 Comentarios