Ticker

6/recent/ticker-posts

War deg deg ah

News

 Ciidamada yuhuuda ayaa kulaayay malaayiin maatii ah caruur iyo haweenba leh majiirto xalkale oo aan ahayn inay ku dhiintaan maahiine maxaa yeelay dalkooda meel uu dhaanta mahayaa majiro dal sii dhab ah uula saftaayi laakiin waxaa daafaha caalamka uuga tiimaada duco taasii oo ah hubka uugu weyn ee ay muslimiintu isasiiyaan

Halganii waa magalada Gaza  maanta waxay uu eegtahay buur oo way baabiiyeen ciidamada yuhuudu guryaha hoostooda waxaa ku hoosjira dad ay ku dumiyeen inta lagasaari karo waa laga bad baadiiya bur burka guryaha intaa kale ayaa kasii badan ee laga saari karii waayay 

Caruurtu waxay uu dhimanayaan gaajo iyo xanuuno  marka laga yimaado gantaalaha yuhuuda ee korkaa kagaasoo daadanaya ciidamada yuhuudu maaha kuwoo iska dhawraaya maatiida ee waxay uu arkaan aargudasho markay xamaas soo weeraraan ciidamada yuhuuda iyaguuna waxay laayaan dumarka iyo caruurta ree Gaza 

Ciidankii xooga ahaa ee yuhuudu maanta waa lajabiiyay oo male awood siidaas ah kaliya waxay uu bahan yihiin uun ciidamadan ciirka kagaraaca haddii ay inaa heli lahaayeen xamaas way qabsan lahayeen Israel oo Dib looma arkeen maanta waxaad moodaa inay siida ciifayaan waayo nimankan xamaas waxaa lajiira allaah 

Guushuna waxay ku danbayn doontaa dadka ree Gaza taasi waxaa kuu cadaynkara siida ay uuga go aantahay inay dhulkooda ku dhiintaan dawlada masan ayaa uu balan qaaday inay qoxooti kasiin doonto dalkeeda taasi way iska diideen waana geesiinimo sidaa guul kuma gaadhi karaan maanta waxay sheegeen inay dagalami doonaan ilaa ay kadhamaanayan 

Bishan waa bishii quraanka oo maaha bil dagaal hadana yuhuud dagaalka lala galaa waa cibaado siidaa waxaa yidhii sargal sare oo ka tiisan xamaas qof sooman oo dagaal ku jira way adag tahay hadana waxaa uu muuqata inay uu tahay iyaga wax iska caadi ah oo aan wax is badal ah ku keenayn

Publicar un comentario

0 Comentarios