Ticker

6/recent/ticker-posts

War deg deg ah


 Itoobiya oo maanta dabaldagaysa kadib markii ay gaadhay guushii ay ku riyoon jiirtay muudo 500 oo sano ka badan maanta waxay sheegeen inay somaliland agoonsan doonaan Itoobiya wax weyn  lamaaha aqoonsiga somaliland waxaa uuga mu hiimsan helitaanka bada somalia 

Magalooyinka Itoobiya maanta waa wadda fasax school ladii iyo dhamaan goobihii dawlada waa lahakiiyay sii looga dabaal dago guusha uu curatay dalkooda somaliland waxay ku faraxsan yihiin aqoonsi ay caalamka ka helaan balse kamay fakariin maxaa ka imaan doonaa Itoobiya 

Dalkani waa dal liidii ku ah jiritaanka dhuleed ee somalida oo maaha dal la aamiini karo waxaa nu leeyahay walaalo badan oo siida somalida maaha Madi somalida majiro hal wadan oo ay iisiir ahaan isku dhawyihiin marka laga yimaada dhanka diinta laakiin Itoobiya waxay leedahay dalal badan oo ay diin ahaan iyo isiir ahaanba isku dhawyihiin

Itoobiya maaha walalka somalida ee waa cadawga somalida waanay soo dhawaysanayso somali hurdo somalida ceel ayaad uugu dhimaan haddii aad tahay qof wax fahmii kara waa dhagax dixeed oo dhaguhuu uuma daloolaan aduunka ayuu daawada sii ay tahay ciyaartoy dheelaysa kuubad

Maalin walba wax ayaa kasii dhacaya aqliiga dadka somaliyeed xataa kooda aqoontale maaha mid meel fiican uu hayaami kara ee waa mid isku wareegaaya siidii qof waalan oo kale markaa maaha dad ciilka waynaan kara somalidu waxaa iimaan doonta maaliin dhalkooda dhamaanba lagawada qaato oo ay noqon doonaan lahaysta yaal siida ree falastiin loo laayo markii ladoono 

Dariiqaa ayay haysaa somalidu maanta markay iibiyeen dhulkoodii balmxay caalamka ku oodhan doonaan ilayn waakuwaa cadaan uu iibinaayee waxaa soo bixii doona dalal kale oo raba inay iyaguuna iibsadaan intakale been mahaa waad arkii doontaan maxaa uu diidaaya inay iibsadaan maadaamoo uu yahay dhulka somalia iib 

Publicar un comentario

0 Comentarios