Ticker

6/recent/ticker-posts

Wararka itoobiya


 Ciidamo aad  uu qalabaysan ayaa lagu arkayaa deeganka somalida oo aan hore loogu arkii jiiriin majiirto meelkale  oo ay isku diyaarinayaan laakiin waxaanu shaki kujiiriin inay tahay somalia gaar ahaan oqooyiiga majirto ciidka horstaagi kartaa haddii ay uu baahdaan inay gudahaa usoo galaan somaliland malahaa awood ciidan oo iska caabiyii karta ciidanka itoobiya maxaa yeelay mahaa wax lays bar bardhiigi karo taasii waxay itoobiya uu tahay guul lataaban karo

Kiliilka shanaad ee somalida itoobiya raali kamaaha ciidankan soo buux dhaafiiyay laakiin way ku qasban yihiin inay uu sacaba tumaan hadaba somaliland maxaa uu qorshaysan haddii ay ku bilaaban ciidankan itoobiya mahaysa waxay ku jawaabi karto sii ay somaalidu uugusoo gurmato ciid walba way garan kartaa inayna biyo uu kabanayn itoobiya somaliland 

Somaliland maanta waxay tidhaahdo majiiro waayo waxay xaraashoon dhul somali oo dhan leedahay waxanay afka uuga galiyaan yaxaas ay adag tahay inuu wax hanbeeyo dadka soomaaliyeed hadii ay dhayal sadaan somaliland waxay soowadato waxaa laguu waayi karaa jiritaanka magaca somali

Waanay ka qoomamayn doonaan ree somaliland markay dalkooda martii ku noqdaan waliba cadaw martii uu noqdaan waykala fiican tahay marti ciida loo noqonayaa laakiin tani  mahaa wax jiirta aduunka miyaad aragteen itoobiya oo wax kusoo kordhiisay riyo laguma maqal iskadaa runee

Dalka Ethiopia macaluul ayay kaalinta koobaad ka gashaa Africa sanad walba dadkeedu gaajo ayay uu dhuntaan maalin kasta qof noloshiisu ay siidaa tahay muxuu hayaa oo uu kaaga kiraysan aqal waabu baahan yahay dulka somalidu dagto waxaad ku arkaysaa Ethiopia dawarsanaaya oo gidaar walba jiifa maanta ma qofkaa noocaas uu nool ayaad rabtaan inaad tidhaahdaan aan kaa kilayno dhul 

Waxaasii aduunka wali kamuu dhiciin somali ka hore dad iibiya wadankoodii waxay taasii inoo cadaynaysaa inaynaan ahay muwaadiniin waxaynu nahay dad aan lasuurayn kariin waxay yihiin  wadani hadii aad maqasho dalkiiso isagoo sabool ah iib afkiisa sooma mariin karo waxaa uu dhaanta isagoo gaajo ku dhaxdiisha laakiin siidan kama suurtoobi karta qof muwaadiin ah

Publicar un comentario

0 Comentarios