Ticker

6/recent/ticker-posts

GOOD HEALTH

Health 

 Liin dhanaantu waa daawo aan lasoo koobi kariin waanaa waxyaabaha uugu jaban ee Dan yartu heli kartoo waxay dawaysaa xanuuno badan oo duniida gaa gaabiyay siida sonkarta amaa kaadi macaanka waxaa kale uu ay daawaysaa dhiigkarka waxay leedahay ka hortag xanuunadda kusoo hayaa 

Waxay muhiim uu tahay dhamaan jiidhaka binu aadem ka hadii uu u qaato sii Mac quul ah  waxay dawaysaa malaariyada waxakaloo ay daawaysaa  babaasiirta liindhanaantu waa daawooyinkii asxaabta hamoodiina waxsahlan

Kubaayad biyo diiran ah ku tuuji ama shaah bigays ah waa siida uugu fiican ee loo cabii karo liintan waxay kaadiilaysaa dhamaan wax walboo kusoo haya mar ayuunbay ku dhaacdaa xasaasiyaad maleedahay waa dawadaadii Tani ee yaanay ku seegin 

Jiidhkaaga markaad toosto subaxdii Mari intaadan soomaydhan kadibna kasoo maydho xasaasiyadii waad iska waayi doontaa tanii waa lahuubaa waxakaloy ka daawo tahay suunta oo kale waxaa aad ka shiikiido liindhanaanta ku tuuji waxaad arkii doontaa inay cuntadaadii sun leedahay iyo inkale 

Publicar un comentario

0 Comentarios