Ticker

6/recent/ticker-posts

GOOD HEALTH

Health 

 Cuntooyiinka caafimaadka leh  waa kuwa ay uu baahan tahay nafteenu waana inoo muhiim maxaa yeelay waxaa hoos uu dhacay dhamaan caafimaadka ka caalamka kaasii oo ay haayaduhu ka dariinayan maalin walba mahaa inoo roon

Waxaa inoo fiican inaan daryeelo nafteena qaaliga ah iyadoon iidiina kugu baraarujiin waa inaan cunaa Cuntooyiinka caafimaadka leh ee  dhulkaana kabaxa kuwaasii wa kuwaa aadka uu qiimaha badan dhinaca caafimaadka 

Maali walba hadii aad cunto khudaarta waxaad nonan qof caafimaad qaba kaasii oo aad iska arkii doontiid waxaad iska dhaaftaa waxaa dibada laga keeno ee sharaab ah waayo kaasii wuxuu leeyahay daawo taasii oo khaaska dhiigta markay dhaafto xiligii loo qoon deeyay laakiin khudaartu dhayd malaha waana shay nafta uu fiican  oo ay uu baahan tahay inaad cabta maalin walba  ilaa labajeer ama kasii badan majiiro wax ka horeeya khudaar oo wax tarleh   subaxdii iyo duhuurkii waa inaad cabtaa 

Caafimaad kaagu wuxuu noqon mid wanaagsan oo aad uu nabdoon markaa ayaan laguu tilmaamin guusha caafimaadkaaga  ee waa inaad ku xisaabtan taa markasta taasii waa mid inoo wadda fiican qof waliba wuu uu bahan yahay inuu oogaado baahida caafimaadkiisa sii uu ula tacaalo  waxaa jiira xanuuno aan hore uu badnayn laakiin  hada xoog uusoo batahay

Publicar un comentario

0 Comentarios