Ticker

6/recent/ticker-posts

Good health

Cuntooyiinka caafimaadka leh 
Maaha inaad naaxiso jiidhkaaga laakiin waa inaad daryeesha oo kaliiya waa inaad ilaaliso caafimaadka guud ee naftaada maxaa yeelay waad gaboobi sii dag dag ah haddii aad istiic maashaa  wax walba oo macan leh jidhkaagu uuma baahna  dufaan aad uu  badan hadii aad 40 jiir gaadho 

Waa inaad joojiisa Cuntooyiinka dufanka badan leh waana inaad cuntaa labajeer oo kaliiya 12 saacadood ba taasii waxay hoos uu dhiigaysaa xadiiga misaanka jiidhkaaga  waxanay kuu tahay daryeel  caafimaad waayo waxaad ka badbaaday saa macaan iyo dhiikar iyo subag intaba haddii kale waxaad haliis tahay caafimaad daro  waa inaad barato socod iyo orad yar oo aan way nayn 

Jiimta uuma baahniid haddii aad haleeli karto orad yar oo aad samayso subax dii ama habeenkii caafimaadka dhab ta ah waxaa laga  helaa jiidhka oradka sameeya waxaa laysku raacay inuu yahay oradku caafimaadka hal doorkiisa mana jiiro wax labar bar dhiigi karo samee xilii aad orad samayso 
Waxaad arkii doontaa wax kaa farxiiya

Ma kudhabay cayiin oo aanad rabiin adiigoon jiim aadiin ayaad iska riidi kartaa waxaana mar uun ku dhaca oradka waliiga miyaad aragtay qof orda oo buuran taasi waan idiinka huubaa caafimaadkiina 
Waxaan idiin sheegayaa siidaad ku ilaashan lahaydeen waligaa iska ilaali adiigoo gaajoon inaad cunto dalbato waxaa kuu fiican maliintii inaad cunto 2 jeer oo kaliiya inta kale cabiitaanka  siiba biyo kadhiigo waa haddii aad rabto daryeelka caafimaadkaaga inaad ilaaliso  waayo Cuntooyiinka waxaa loocunaa markaad baahi dareento waliiba sii fiican laakiin mahaa inaad mar walba oo aad cuni karto inaad dal bato calooshaadu waa waxaa kaliiye ku diilii karta waa inaad dhawrtaa caloosha



Publicar un comentario

0 Comentarios