Ticker

6/recent/ticker-posts

Health 

 Caafimaadka dadku  ma qiimeeyaan laakiin waxay qooma meeyaan markay dhibaato soo wajah do waxay iska indha tiiraan marka hore  ma ogtahay inuu haliis yahay daawooyiin ka ay haweenku  marsataan  waxay keentaa dhibaatooyin aan la daawayn kariin waxaa kafiican inaad mar Sato muus iyo tiimir iyo afuu gaadho waxay daawayn karaan wajiigii dhaawacu gaadhay

Maalin walba waxaa dhaca dhacdooyin aad uu badan oo Caafimaad majiro xal aanka ahayn inaad fool xumaato maadaamoo  aanay jiriin ariin kale oo lagu daweeyo ilaali Caafimaadkaaga sii aad uu ahaato qof bad qaba waxaad uu bahaan tahay inaad ahaato qof soo jeeda

Nolosha waa inaad qiima uu yeeshaa sii walba ha ahaatee Caafimaadku waa nolosha qiimaheeda majiro wax la qiimo ah 

Daryeelka Caafimaadka waa shay muhiim ah siidaa laajiigeed waxaad uu baahan tahay khiibrad fiican  oo aad uu leedahay maxaa yeelay  waxaanad aqoon  qiimayn maysiid oo jaahiil ayaad ka tahay markaa baro jiidka nolosha taasii waa danta

Dadka waxa uugu Nasiib  daran qofka saboolka ah wàayo duunyo la aan waa nolol la aan Caafimaadkaaguna waa haliis haddi aad bukooto ayaa ku daaweyn waxaad uu dhiiman siida ayga dhaqaale la aan waa nolol la aan


Publicar un comentario

0 Comentarios