Ticker

6/recent/ticker-posts

MA JAMUURIYAD BAA SMLN

Warkii 

 Somaliland haddii ay doorasho xar iyo xalaali ka dhacdoo waxay helaysaa aqoonsii buuxa lasoco waxaanay ku helaysaa dimuquraadiiyadda laga waayay jamuuriyadda soomaaliyeed markaa waa xaqiiq inay guul lama taab taana gaadhay Somaliland majiirto dawlad African ah oo ay ka dhacdaa doorasho qof iyo cod ah markaa Somaliland waxay mudan tahay Ku dayaasho waxay iftiin uu noqonaysaa geeska Africa waxay buuxiisay dhamaan shuruudihii looga baahnaa dawlaad waxay leedahay taariikh dheer taasii oo ay soo mareen dhawr madax weyne kuwaa oo ninba meelsoo gaadh siinaayay waana siida laaga rabo qof kasta oo siiyaasii ah macaariid iyo maxaafid ba Somaliland waa uu mid meel ayaanay uuga soo wadda jeestaan danta qaranka iyo haykalka dawlaadnimo 

JAMUURIYADDA BARAKATSAN WAXAY GAADHAY GUULO IS DABA JOOG AH OO AAN QARSOONAYN

taasii oo ahayd takaliiyee baahiida looqabay maanta waxay joogtaa heersare oo aanay joogiin waddamo dhawr ah oo aqoosnsii buuxa haysta way ka horuumar san tahay Somaliland dhinayo dhawr ah marka laaga eego waa hormuud ba waayo waxay leedahay kala danbayn iyo nidaam dawlii ah kaasii oo guusha uu horseeday waxay leedahay ajande ganacsii oo aad uu balaadhan kaasii oo ay ku xiidhan yihiin ilaa malaayiin ganacsii oo kasoo kala jeeda reer Africa waa xaqiiqo cad oo aan indhahaa lagaa qarsaan kariim Somaliland 


SOMALILAND WAXAY KA HOREYSAA JAMUURIYADDA SOOMAALIA WAAYO DOORASHO KAMAA DHACDO SOOMAALIA. QOF IYO COD AH

laakiin Somaliland midaa caan ayay ku tahay hadda haddii ay sii nabad ah uugu dhacddo waxay ku helaysaa aqoonsii caalami ah taasii oo ay khaq uu leedahay maadaamoo ay gaadhay 36 sano oo nabad ah cadaalad In taasii waa waxaa guusha horseeday waxaa ka xun horuumarka Somaliland dad somaali ah oo wax ay ka arkeena jiiriin Somaliland waxay leedahay cadaw badan kaasii oo ku dhax nool uuna baahan iin la ilaaliyo dhaq dhaaqooda dadka somaaliyeed intooda badan way naxayaan wax kalena maaha ee waa horuumar nacayb somalidu madoonaan inay isku han bal yeeyaan

Publicar un comentario

0 Comentarios