Warkii |
Somaalidu 100 sano ka hor waxay ahaayeen dad dhamaan tood ba aan caawiimaad uu baahnayn waxay joogeen heerka isku fiilaanshiiyo ilaahaay mooyee ciidkale wax ba uugamay baahnayn waayo waxay ahaayeen dad xoolo dhaqato ah ilaahay mooyee muxuu uu baahan yahay caanaha xoolaha ayaa meel walba yaalay maanta maxay haystaan dadka somaliyeed dhamaan tood waxay haystaan majiirto waayo waxay ka tageen wixii ay aqoonta uu lahaayeen waxayna kudoorsadeen farsamo reer galbeed oo ah hoygaa gaajada waxaa layiidhaa tacliin ama ilbax nimo maxay dadka somaliyeed uusoo biirisay ilabax nimadu caydh ayay keentay
IIL BAXNIMADA SOMALIDU WAA GUUL DARO
MAXAA YEELAY CAAWA HADII DUNIDA DAGAAL KADHACO OO LAWAAYO RAASHIINKA INOO SOO DHOOFA MAXAY QUUDAN DOONAAN SOMALIDU
dadkii hore waxay lahaayeen beero xoolo ay manaa facaad sadaan geel iyo aadhi ayaa uu buuxay qoys walaba beeralayda boholo ayaa uugu jireen 8000 ilaa 10,000 oo kiintaal oo raashiin ah waxay lahaayeen kaydh dhaqaale oo ku fiilan tusaale ahaan dadkaasi waxay ahaayeen dad aqlii buuxa oo garanaayo inaad qofkale uu bahad taa inay tahay guul daro hadaba somalida maanta maxaa uu qorshaysan iilayn aduunku dagaalo ayuu isku diyaarinayaa oo nin waliba wuxuu haysto wuu aasan doonaayo, wexeediina way katiimid wax kale mahayso
Waxaad soo sheegta 2 ba talo oo aad uusoo jeediin lahayd dadka maanta jooga ee aqliiga ka qaawan
0 Comentarios