Ticker

6/recent/ticker-posts

WAR WORLD 3

 WAXAA SOO MUUQDA DAGAAL AAD UU XANUUN BADAN OO DUNIIDA UU BADALI DOONA HEERKII BARII SAMAAD KII ADUUNKU WUXUU UU EEG YAHAY DHAMAAD

ma fahmii kartaa maanta waxa taagan ee iisha laguu wadda hayo waa tan ee sii fiican uu aqrii wargays ku baxa afka beershiyaanka ayaa maqaal uu qoray ciiwaan uuga dhiigay dhiiga madaw oo looga jeedo dhiiga qalay  waa dagal toos ah oo ka dhax qarxaa iran iyo Israel kaasii oo yeelan doona dhawr wajii waxaa shakii ku jiriin inay dhamaatahay duniidu carabtii aduunka dhaqaale ku hogaamin jiirta maanta waa dad masaakiin ah oo qoxooti ah waxay taasii kuu tilmaamaysa guul darada weyn ee binu aadem ku gaadhay waxay yidhaahdaan xadaarad ayaanu gaadhnay laakiin waxay gaadheen guul daro bal eeg dalkii la odhan jiiray somalia oo 5 dawladood uu Galaga aya taasi ma guulbaa laakiin waxaa loo yaqaanaa xaddarad

WAXAAD QALBIGA KU HAYSAA INAAN NAHAY DAD KU GUUL DARAYSTAY NOLOSHA 

haddii aan tusaale ka bixiino somalida waxay inoo cadaynaysaa inay sii baabayso somali waayo xoolo aan ciidina lahay dugaag ayuunba dhamayn waxaa diyaar uu ah inay somali baabiiso Ethiopia iyo kenya waa 2 dal oo sugaya ii taal xumadda dadka somaliyeed waanay soo muuqataa oo waxay soo hoos gali doontaa dagalka duniida maadaamoo ay yihiin dalal gaalo ah somalia malaha walal ama ciid ay nasab wadaagan markaa waa haad geed waayay uun 

EEBBE SIIDII ROON HAKA DHIIGO 

Publicar un comentario

0 Comentarios